Use APKPure App
Get Soomaali Bible old version APK for Android
Soomaali Nieuwe Testament
Ereyga nolosha ee van Soomaliga ee Axdiga cusub (iyo Kitaabka oo dhan oo laga shaqeynaya) macnaha laga soo turjumay qoraalada luuqadihii asalka ahaa, oo si fudud loo akhrin karo loona fahmi karo. Akhristayaashaya la beegsanayo waa dadka asalkoodu yahay soomaali ee degan Bariga Afrika iyo qurba joogta. Dhamaantood wey fahmni karaan lahjada dhexdhexaadka ah iyo qoraalka guud ahaan loo aqbalay ee loo isticmaalay Kitaabkaan Quduuska ah. Turjumaadaan ugu horeyntii waxaa loogu talagalay cibaado ahaan iyo qalab lagu gaaraayo dadka masiixiyiinta iyo kuwa aan masiixiyiinta ahaynba, kuna haboon dhalinyarada Soomaaliyeed. Turjumaanadu wasey u isticmaaleen NIV qoraalkooda aasaasiga iyagoo had iyo jeerba kasoo xiganaya afka Cibraaniga iyo kan Gariiga si ey u cadeeyaan macnaha. Turjumida wasaa ka mid ah hordhacyada buugagta ee loo isticmaalay qoraalo hoose si loo sharaxo muhiimada dhaqamadii hore ee lagu dhaqmayay. Dhamaan aayadaha shaki ka jiro waxaa lagu daray sharaxaada hoose.
Het Somali Contemporary New Testament (volledige Bijbel in ontwikkeling) vertaalt de betekenis van de teksten in de originele taal en is gemakkelijk te lezen en te begrijpen. De doelgroep bestaat uit autochtone Somaliërs in Oost-Afrika en de diaspora. Alle groepen zullen het centrale dialect en de algemeen aanvaarde spelling die in deze Bijbel wordt gebruikt, kunnen begrijpen. Deze vertaling is in de eerste plaats bedoeld als devotionele en outreachende tekst, bedoeld voor zowel christenen als niet-christenen, en geschikt voor Somalische jongeren. De vertalers gebruikten de NIV als basis voor hun werk, waarbij ze veelvuldig naar de Hebreeuwse en Griekse teksten verwezen om de betekenis te verduidelijken. De vertaling bevat boekinleidingen en maakt gebruik van beperkte voetnoten om belangrijke oude culturele praktijken uit te leggen. Alle twijfelachtige verzen zijn opgenomen in voetnoten.
Last updated on Aug 13, 2024
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Android vereist
5.0
Categorie
Melden
Soomaali Bible
1.1 by Biblica
Aug 13, 2024