We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Dalab Online Ảnh chụp màn hình

Giới thiệu về Dalab Online

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab Trực tuyến, Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee Truyệnefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.

Ka xuloDalab Trực tuyến:

✓ Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa.

✓ Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.

✓ Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.

✓ Ku dukaamayso hab trực tuyến ah adoon ka Welwelin ốiga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Các tính năng chính:

✔️ Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go, aanka iibshadaada.

✔️ Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, ví hàng đầu, Zaad iyo kuwa badan.

✔️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

✔️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Trực tuyến iyo goobaha kale ee wax iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Trực tuyến waa kuwo la awoodi karo. qarashka keenistana uu aad u jaban yahay.

2) Dalab Trực tuyến waxay bixisaa keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.

3) Dalab Trực tuyến waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

Để liên hệ-:-:

Email: [email protected]

số điện thoại: +252 61 2597175

Tài khoản mạng xã hội: -

www.facebook.com/dalabonline1

www.instagram.com/dalabonline

www.youtube.com/dalabonline

www.twitter.com/dalabonline

Có gì mới trong phiên bản mới nhất 2.2.2

Last updated on Jul 5, 2024

A few bags fixed

Đang tải bản dịch ...

Thông tin thêm Ứng dụng

Phiên bản mới nhất

Yêu cầu cập nhật Dalab Online 2.2.2

Được tải lên bởi

Clayton Malumbres

Yêu cầu Android

Android 5.0+

Available on

Tải Dalab Online trên Google Play

Hiển thị nhiều hơn
Ngôn ngữ
Đăng ký APKPure
Hãy là người đầu tiên có quyền truy cập vào bản phát hành, tin tức và hướng dẫn sớm của các trò chơi và ứng dụng Android tốt nhất.
Không, cám ơn
Đăng ký
Đăng ký thành công!
Bây giờ bạn đã đăng ký APKPure.
Đăng ký APKPure
Hãy là người đầu tiên có quyền truy cập vào bản phát hành, tin tức và hướng dẫn sớm của các trò chơi và ứng dụng Android tốt nhất.
Không, cám ơn
Đăng ký
Thành công!
Bây giờ bạn đã đăng ký nhận bản tin của chúng tôi.