We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Dalab Online Screenshots

Over Dalab Online

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab Online, Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee talifannada, dharka iyo kabaha, elektironigga, alaabaha guryaha iyo qaar boerenkool oo badan.

Ka xuloDalab Online:

✓ Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa .

✓ Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.

✓ Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.

✓ Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Belangrijkste kenmerken:

✔️ Aqri Ififaalooyinka macaamiisha boerenkool ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go,aanka iibshadaada.

✔️ Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, premier portemonnee, Zaad iyo kuwa badan.

✔️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

✔️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha boerenkool ee wax iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka scherpeistana uu aad u jaban yahay.

2) Dalab Online waxay bixisaa scherpeis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.

3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

Voor contact-:-:

E-mail: [email protected]

telefoonnummer: +252 61 2597175

Sociale media-accounts: -

www.facebook.com/dalabonline1

www.instagram.com/dalabonline

www.youtube.com/dalabonline

www.twitter.com/dalabonline

Wat is er nieuw in de nieuwste versie 2.2.2

Last updated on Jul 5, 2024

A few bags fixed

Vertaling Laden...

Aanvullende APP -informatie

Laatste Versie

Verzoek update van Dalab Online 2.2.2

Geüpload door

Clayton Malumbres

Android vereist

Android 5.0+

Available on

Verkrijg Dalab Online via Google Play

Meer Info
Talen
Abonneer u op APKPure
Wees de eerste die toegang krijgt tot de vroege release, nieuws en gidsen van de beste Android -games en apps.
Nee bedankt
Aanmelden
Succesvol ingeschreven!
Je bent nu geabonneerd op APKPure.
Abonneer u op APKPure
Wees de eerste die toegang krijgt tot de vroege release, nieuws en gidsen van de beste Android -games en apps.
Nee bedankt
Aanmelden
Succes!
Je bent nu geabonneerd op onze nieuwsbrief.