We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Dalab Online Capturas de pantalla

Acerca del Dalab Online

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab en línea, Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto, kuna iibin karto cera kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada, dharka iyo kabaha, elektiroonigga, alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.

Ka xulo Dalab Online:

✓ Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah, oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa.

✓ Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.

✓ Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta, Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.

✓ Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

Características clave:

✔️ Aqri Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go,aanka iibshadaada.

✔️ Teeeerida Dhamaan Adeeg yada Lacag bixineed ee dalka sida Waafi, billetera premier, Zaad iyo kuwa badan.

✔️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

✔️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha col rizada ee cera iibsiga ee internetka?

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. qarashka Keenistana uu aad u jaban yahay.

2) Dalab Online waxay bixisaa Keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.

3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

Para contactar-:-:

Correo electrónico: [email protected]

número de teléfono: +252 61 2597175

Cuentas de redes sociales: -

www.facebook.com/dalabonline1

www.instagram.com/dalabonline

www.youtube.com/dalabonline

www.twitter.com/dalabonline

Novedades de Última Versión 2.2.2

Last updated on 05/07/2024

A few bags fixed

Traductorio...

Información Adicional de Aplicación

Última Versión

Solicitar Dalab Online Actualización 2.2.2

Presentado por

Clayton Malumbres

Requisitos

Android 5.0+

Available on

Conseguir Dalab Online desde Google Play

Mostrar más
Idiomas
Suscríbete a APKPure
Sé el primero en obtener acceso al lanzamiento anticipado, noticias y guías de los mejores juegos y aplicaciones de Android.
No, gracias
Suscribirme
¡Suscrito con éxito!
Ahora estás suscrito a APKPure.
Suscríbete a APKPure
Sé el primero en obtener acceso al lanzamiento anticipado, noticias y guías de los mejores juegos y aplicaciones de Android.
No, gracias
Suscribirme
¡Éxito!
Ya estás suscrito a nuestro boletín electrónico.