We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Dalab Online لقطات الشاشة

عن Dalab Online

Ku soodhawaaw Suuqa Dalab على الإنترنت ، Suuqa loogu jecel yahay Gayiga Somalida.

Dalab Online waa goob suuq ah oo aad ka iibsan karto، kuna iibin karto wax kasta hab online ah. Adoo ka helaaya nuucyada kala duwan ee taleefannada، dharka iyo kabaha، elektiroonigga، alaabaha guryaha iyo qaar kale oo badan.

كا xuloDalab اون لاين:

✓ Helitaanka boqollaal kun oo Alaabo ah، oo ay ku jiraan qiimo dhimisyo waa weyn iyo qiimaha ugu jaban ee suuqa.

✓ Fursad aad ku iibsan karto wax kasta oo aad u baahan tahay - laga bilaabo alaabta lagu ciyaaro ilaa qalabkii ugu dambeeyay ee elegtarooniga.

✓ Ka hel macluumaad faahfaahsan iyo sawirrada Alaab kasta، Xitaa Codso macluumaad dheeraad ah haddii aad u baahato.

✓ Ku dukaamayso hab online ah adoon ka welwelin amniga macluumaadka shakhsiyeed iyo midka maaliyadeed.

دلائل الميزات:

✔️ أقري Ififaalooyinka macaamiisha kale ee iibsaday alaabta aad rabtid inaad iibsato taas waxey kuu fududeyneysaa go، aanka iibshadaada.

✔️ تيريدا دهامان أديغ يادا لاكاج بيكسينيد إي دلكا سيدا وافي ، المحفظة الأولى ، زاد إيو كوا بدان.

✔️ Hel Qiima dhimistii ugu waynayd ee kumanaan alaab ah oo tayo wanaagsan iyo qiimaheedu jaban yahay.

✔️ La soco dalab kaaga halka uu maraayo laga bilaabo xiliga aad dalbatay ilaa xiliga uu gacantaada soo galaayo.

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Dalab Online iyo goobaha kale ee wax iibsiga ee internetka؟

1) Badeecadaha Dalab Online waa kuwo la awoodi karo. قرشكا كينستانا uaad u jaban yahay.

2) Dalab Online waxay bixisaa keenis degdeg oo aad ku heleyso alaabtaada hal maalin gudaheeda.

3) Dalab Online waxay leeedahay hufnaan dheeraad ah oo ku saabsan sharaxaada iyo macluumaadka alaabta.

للإتصال-:-:

البريد الإلكتروني: [email protected]

رقم الهاتف: +252 61 2597175

حسابات وسائل التواصل الاجتماعي: -

www.facebook.com/dalabonline1

www.instagram.com/dalabonline

www.youtube.com/dalabonline

www.twitter.com/dalabonline

تحديث لأحدث إصدار 2.2.2

Last updated on 05/07/2024

A few bags fixed

جاري في الترجمة...

معلومات أكثر ل تطبيق

احدث اصدار

طلب Dalab Online تحديث 2.2.2

محمل

Clayton Malumbres

Android متطلبات النظام

Android 5.0+

Available on

الحصول على Dalab Online من Google Play

عرض المزيد
اللغات
اشترك في APKPure
كن أول من يحصل على الإصدارات السابقة والأخبار والأدلة لأفضل ألعاب وتطبيقات الأندرويد.
ًلا، شكرا
اشتراك
تم الاشتراك بنجاح!
أنت مشترك الآن في APKPure.
اشترك في APKPure
كن أول من يحصل على الإصدارات السابقة والأخبار والأدلة لأفضل ألعاب وتطبيقات الأندرويد.
ًلا، شكرا
اشتراك
نجاح!
لقد اشتركت في أخبار لدينا الآن لدينا.