We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Tartanka Daariz Screenshots

Über Tartanka Daariz

Barashada Af-Soomaaliga oo la fududeeyey!

Barnaamijkan Waxa Loogu Talogalay Tartan ee ma aha mid Waxbarasho. Waxa lagu tartamayaa xawaaraha akhriska iyo fahanka sheekooyin Soomaali ah. Waxa lagu guuleysanayaa tartanka xaddi lacag ah. Waxa ku jira barnaamijkan hal sheeko taas oo qofka tartanka ka qaybgelayaa uu heli karo kolka uu tartanka ku jiro khadka internetku na u furanyahay. Wakhtiga iyo taariikhda wareegyada waxa aanu ku shaacin doonnaa markasta bogga aanu ku leennahay Facebook. Kolka aanu natiijada tartanka helno kadib, waxa suurogal ah in toos laguu la soo xidhiidho si aad u gasho tartan goobjoog aanu ka nahay.

Was ist neu in der neuesten Version 1.0.5

Last updated on Dec 28, 2022

Ku soo dhawoow Tartanka Daariz. Barnaamijkani waa mid loogu talogalay in lagu tartamo xawaaraha iyo fahamka akhriska.

Übersetzung wird geladen...

Zusätzliche APP Informationen

Aktuelle Version

Tartanka Daariz Update anfordern 1.0.5

Von hochgeladen

Putu Yoga

Erforderliche Android-Version

Android 4.4+

Mehr anzeigen
Sprachen
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolgreich abonniert!
Sie haben jetzt APKPure abonniert.
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolg!
Sie sind jetzt unseren Newsletter abonniert.