下載 APKPure App
可在安卓獲取Tartanka Daariz的歷史版本
Barashada Af-Soomaaliga oo la fududeeyey!
Barnaamijkan waxa loogu talogalay tartan ee ma aha mid waxbarasho. Waxa lagu tartamayaa xawaaraha akhriska iyo fahanka sheekooyin Soomaali ah. Waxa lagu guuleysanayaa tartanka xaddi lacag ah. Waxa ku jira barnaamijkan hal sheeko taas oo qofka tartanka ka qaybgelayaa uu heli karo kolka uu tartanka ku jiro khadka internetku na u furanyahay. Wakhtiga iyo taariikhda wareegyada waxa aanu ku shaacin doonnaa markasta bogga aanu ku leennahay Facebook. Kolka aanu natiijada tartanka helno kadib, waxa suurogal ah in toos laguu la soo xidhiidho si aad u gasho tartan goobjoog aanu ka nahay.Last updated on 2022年12月28日
Ku soo dhawoow Tartanka Daariz. Barnaamijkani waa mid loogu talogalay in lagu tartamo xawaaraha iyo fahamka akhriska.
Tartanka Daariz
1.0.5 by Sahamiye Foundation
2022年12月28日