เราใช้คุกกี้และเทคโนโลยีอื่น ๆ บนเว็บไซต์นี้ เพื่อปรับปรุงประสบการณ์การใช้งานของคุณ
การคลิกลิงก์ใด ๆ ในหน้านี้แสดงว่าคุณยินยอมในส่วนของ นโยบายความเป็นส่วนตัว และ นโยบายคุกกี้ ของเรา
ตกลง ฉันยินยอม เรียนรู้เพิ่มเติม

Xeel-Daaq ภาพหน้าจอ

เกี่ยวกับ Xeel-Daaq

xeelDAAQ, waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan

xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad ลา kulmi karto, hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan

Ama inay dhici doonaani Dhugo oo kaliya, dabeedna qaado

ไป "aankaaga Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal, hawl iyo waxqabad, ama hiil Xeeldaaqna waa intaba

Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo นัดที่คุณ

ahi waa boorrin iyo tusaalayn Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa

oo waxa ula-jeedadu tahay ใน dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara, iyo abbaabulka hawl ay iskood u

Yeeshaan maaraynteeda Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay werinayaan Lama hayo jid toosan oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha, mana jiro mid ka

Ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay Hubaashii se, dhabbada la maraayo, hubka la sito iyo gunaanadka intaba waaba lagu kala gedisan yahay Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qaad, iyo taa kale u marna run อาจ sheegin Layskaga กลาง maaha xagna, oo lagama midaysna humaaga เกาหลี mooyee ขี้ผึ้งผักคะน้า Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed, hab-samida iyo rabitaanka guusha

มีอะไรใหม่ใน 5.0 เวอร์ชันล่าสุด

Last updated on Nov 26, 2020

Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...

กำลังโหลดการแปล...

ข้อมูล แอป เพิ่มเติม

เวอร์ชันล่าสุด

ส่งคำขออัปเดต Xeel-Daaq 5.0

อัปโหลดโดย

إيمان شعيب

ต้องใช้ Android

Android 4.1+

แสดงเพิ่มเติม
สมัครสมาชิก APKPure
เป็นคนแรกที่เข้าถึงการเปิดตัวข่าวและคำแนะนำเกี่ยวกับเกมและแอพ Android ที่ดีที่สุด
ไม่เป็นไรขอบคุณ
ลงชื่อ
สมัครสมาชิกสำเร็จ!
ตอนนี้คุณสมัครเป็นสมาชิก APKPure
สมัครสมาชิก APKPure
เป็นคนแรกที่เข้าถึงการเปิดตัวข่าวและคำแนะนำเกี่ยวกับเกมและแอพ Android ที่ดีที่สุด
ไม่เป็นไรขอบคุณ
ลงชื่อ
ความสำเร็จ!
ตอนนี้คุณสมัครรับจดหมายข่าวของเรา