เราใช้คุกกี้และเทคโนโลยีอื่น ๆ บนเว็บไซต์นี้ เพื่อปรับปรุงประสบการณ์การใช้งานของคุณ
การคลิกลิงก์ใด ๆ ในหน้านี้แสดงว่าคุณยินยอมในส่วนของ นโยบายความเป็นส่วนตัว และ นโยบายคุกกี้ ของเรา
ตกลง ฉันยินยอม เรียนรู้เพิ่มเติม

Quraanka Somali oo Maqal ah ภาพหน้าจอ

เกี่ยวกับ Quraanka Somali oo Maqal ah

MP3 / เสียง / Tafsiir Af Soomaali คัมภีร์กุรอาน (Quraanka Kariimka) โซมาเลียอัลกุรอาน

Quraan (carabi: Qur’an; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle Allah (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be on him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (god) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Muxamed ความสงบของ Mohamed จงมีแด่เขา 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be on him.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa guud ahaan labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraiga kuayu m soo dag เมื่อเขา svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa) Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu กา kooban yahay boqol toban iyo ไกล Suuradood kuwaasi Ooy ugu horeeyso suurada อัล Faatixa (mahnaheedu tahay ขนสัตว์ furitaan อะ "bilaabid") อูกา o samaysan 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga laga gaeeo sukao 7 aayadood ilaa laga gaeeo sukaa 7 aayadood ilaa laga gaeeo sukau 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama i maalinta qooliya iyo xisa dhama i maalinta Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay ใน aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

มีอะไรใหม่ใน 24.01.10 เวอร์ชันล่าสุด

Last updated on Jan 17, 2024

Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

กำลังโหลดการแปล...

ข้อมูล แอป เพิ่มเติม

เวอร์ชันล่าสุด

ส่งคำขออัปเดต Quraanka Somali oo Maqal ah 24.01.10

อัปโหลดโดย

Eyad Shalaby

ต้องใช้ Android

Android 7.0+

Available on

ดาวน์โหลด Quraanka Somali oo Maqal ah ผ่าน Google Play

แสดงเพิ่มเติม
ภาษา
สมัครสมาชิก APKPure
เป็นคนแรกที่เข้าถึงการเปิดตัวข่าวและคำแนะนำเกี่ยวกับเกมและแอพ Android ที่ดีที่สุด
ไม่เป็นไรขอบคุณ
ลงชื่อ
สมัครสมาชิกสำเร็จ!
ตอนนี้คุณสมัครเป็นสมาชิก APKPure
สมัครสมาชิก APKPure
เป็นคนแรกที่เข้าถึงการเปิดตัวข่าวและคำแนะนำเกี่ยวกับเกมและแอพ Android ที่ดีที่สุด
ไม่เป็นไรขอบคุณ
ลงชื่อ
ความสำเร็จ!
ตอนนี้คุณสมัครรับจดหมายข่าวของเรา