Murtida Abwaanka


9.0 von Soomaal Tech
Jul 28, 2021 Alte Versionen

Über Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana Lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan Afka-Soomaaliga oo uu SII fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa ist biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu ISKU deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, Kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka Mitte ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu Weg badan tahay, Mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha Looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka Mitte ah:

- In sheekooyinka Guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar Qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.

- In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha Kala gedisan, goor kasta.

- In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm ...

„Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u Hayno dedaalkooda ...“

Zusätzliche APP Informationen

Aktuelle Version

9.0

Von hochgeladen

Mateusz Malarek

Erforderliche Android-Version

Android 4.1+

Available on

Bericht

Als unangemessen kennzeichnen

Mehr anzeigen

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

Download

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

Download

Murtida Abwaanka Alternative

Erhalte mehr von Soomaal Tech

Entdecken