Use APKPure App
Get Hal-Abuur Zeko old version APK for Android
Cabdirisaaq waa hal-abuur da'a yar oo ku nool Magaalada Hargeysa.
Murtida uu hal-abuuray waxa ka Mitte ah:
- Diinkuba talaabuu rogaa TAAG yaraan socodo
- Meel tuuryo gaadhuu ku tagi Toban dharaaroode
- Tiigsi iyo hanbuu leeyahoo talo ku goostaaye
- Adigoo ka Tamar Weyn maxaa talogal kuu diiday
Waxa kale oo ka Mitte ah:
- Hawada sare xidiga joogiyo, adoo dayaxa hiigsanaaya.
- Ha siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.
- U Heu hiigsiga naftaada, halkii Shishe eey u jeeday.
- Si AAD himilada u gaadho, u fuul haadiyo galaydhka.
Iyo Qaar kale oo badan, oo AAD ku Dhex arki doonto App-ka ...
Last updated on Apr 8, 2018
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Von hochgeladen
Luiz
Erforderliche Android-Version
Android 2.2+
Kategorie
Bericht
Hal-Abuur Zeko
1.0 by Soomaal Tech
Apr 8, 2018