下載 APKPure App
可在安卓獲取Soomaali MALL的歷史版本
Waa goob casri ah oo aanu u diyaarinnay Xafiisyada,Ganacsiyada iyo Xarumaha
索馬里數字購物中心
Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada,xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed。
Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah:
Waxa uu si fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda。
Waxa uu qofka u soo koobayaa,oo uu meel ka wada tusayaa,danihiisa dhaqan dhaqaale。
Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin,maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay。
Waxa uu qofku si toos ah wax u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani。
Last updated on 2022年08月23日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Soomaali MALL
13 by Soomaal Tech
2022年08月23日