We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.

Daariz English 螢幕截圖

關於Daariz English

Barashadii Af-Ingiriisida oo la fududeeyey!

Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daarizwaka loogu talogalay in aad ku barato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Ingiriisida。 Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad hore 蠟 uga taqaannay ba。

Ujeeddooyin badan ayaa loo bartaa afka Ingiriisida。 Waxa ka mid ah in aad ku wanaagsanaato luuqadda kolka aad dugisga ku baranayso, iyo in aad ku kabto aqoonta shaqadaada ama aad shaqo cusub ku raadsato ba. Sidoo 羽衣甘藍,waka loo bartaa 在 aad kula sheekaysto dadyaw aad Wax ka dheefayso,ama ugu yaraan 在 aad maskaxdaada cariso oo aad barto af cusub。

Barnaamijkan 瓦薩蘇 diyaariyay 爸爸 luuqaddan iyo dhigisteeda ba aqoon u leh。 Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro,laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo 啊。 Maadaama oo barnaamijkani yahay mid aan u baahnayn khadka internetka,goob kasta iyo goor kasta Waad ku baran kartaa。

La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida:

● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida。

● Si aad ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso。庫拉格子呢 saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto。

Bilaw maanta oo go'aanso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriisida。 La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida。

Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa mid sare halkan Wax uga barato。 Arrinkani 蠟 uu kaa caawin doonaa 在 aad barato maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska。塔尼瓦卡 ay qof kasta u saamixi doontaa in uu iskii u dedaalo oo Wax u barto hadhaw na u fadhiisto imtixaanno lagu helayo shahaadooyin kala geddisan。

最新版本2.1.1更新日誌

Last updated on 2022年12月27日

Waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo oo mihim ahaa. Waa ku kaa! Si xiiso leh u baro Af-Ingiriisida!

翻譯中...

更多應用信息

最新版本

請求 Daariz English 更新 2.1.1

上傳者

Romy Caballero

系統要求

Android 5.0+

Available on

Daariz English 來源 Google Play

更多
語言
訂閱APKPure
第一時間獲取熱門安卓遊戲應用的首發體驗,最新資訊和玩法教程。
不,謝謝
訂閱
訂閱成功!
您已訂閱APKPure。
訂閱APKPure
第一時間獲取熱門安卓遊戲應用的首發體驗,最新資訊和玩法教程。
不,謝謝
訂閱
成功!
您已訂閱我們的郵件通知。