Use APKPure App
Get Hal-Abuur Zeko old version APK for Android
Cabdirisaaq waa hal-abuur da'a yar oo ku nool Magaalada Hargeysa.
Murtida uu hal-abuuray waxa ka orta ah:
- Diinkuba talaabuu rogaa TAAG yaraan socodo
- Meel tuuryo gaadhuu ku TAGI toban dharaaroode
- Tiigsi iyo hanbuu leeyahoo talo ku goostaaye
- Adigoo ka tamar Weyn maxaa talogal kuu diiday
Waxa lahana oo ka orta ah:
- Hawada sare xidiga joogiyo, Adoo dayaxa hiigsanaaya.
- Ha Siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.
- U saman hiigsiga naftaada, halkii shishe eey u jeeday.
- Si aad himilada u gaadho u fuul haadiyo galaydhka.
Iyo Qaar lahana oo badan, oo asidini ku App-ka doonto arki DHex ...
Last updated on Apr 8, 2018
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Yükleyen
Luiz
Gereken Android sürümü
Android 2.2+
Kategori
Bildir
Hal-Abuur Zeko
1.0 by Soomaal Tech
Apr 8, 2018