Use APKPure App
Get Sanguni old version APK for Android
Aplikacja Sanguni waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida electronics-ka
Sanguni aplikacja waa aplikacja kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida elektronika iyo stacjonarne iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.
Shirkada sanguni waxay kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida telefon stacjonarny, telefony komórkowe, laptopy / komputery stacjonarne, aparat fotograficzny, drukarka, toner, pojemnik z tuszem, telewizor, torba na laptopa, system bezpieczeństwa CCTV, obsługa, zabezpieczenie drzwi iwm.
Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.
Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni
Suuqa online ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkakasta ee kuu suurtagal ah, App Waxa Sanguon kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.
Si fudud ku Pobierz aplikację gareyso ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.
Qofka appka sanguni wosk kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (E-Commerce Sanguni App / Store)
1. telefon stacjonarny
2. telefony komórkowe:
za. iPhone
b. Samsung
do. Nokia
re. Ipad ama tabs
3. Komputer
A. laptopy
b. wszystko w jednym
c-desktop
4. Drukarki i tonery / tusz
5. Urządzenie domowe
6. Aparat / akcesoria
8. System bezpieczeństwa (CCTV)
9. Frekwencja
10. Bezpieczeństwo drzwi
Sanguni General Trading LLC Waxey Muhiimada saareysaa:
za. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Elektroniczny iyo stacjonarny ay qabaan.
b. Iney u keento hadba wixii cusub.
do. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)
Last updated on Dec 30, 2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Przesłane przez
Cleilton Abreu
Wymaga Androida
Android 4.3+
Kategoria
Raport
Sanguni
General Trading LLC3 by SOSTEC Technologies
Dec 30, 2020