Murtida Abwaanka


9.0 przez Soomaal Tech
Jul 28, 2021 Stare wersje

O Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku WAA qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii Iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay Hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii Caan baxay Iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa jest biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka połowy ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu sposób Badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane Iyo Laba Toona, se waxaan rajaynaynaa w ay qormadan koobani si wanaagsan Ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka połowy ah:

- w sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ach ee qaar qoran iyo kuwo hadal Ku gudbaba leh lagu dhex addeegsan Karo.

- w dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​U ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor Kasta.

- W lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...

„Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ...”

Dodatkowe informacje APLIKACJA

Ostatnia Wersja

9.0

Przesłane przez

Mateusz Malarek

Wymaga Androida

Android 4.1+

Raport

Oznacz jako nieodpowiednie

Pokaż więcej

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

Pobierz

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

Pobierz

Murtida Abwaanka Alternatywa

Zdobądź wiecej z Soomaal Tech

Odkryć