Use APKPure App
Get Daariz English old version APK for Android
Barashadii Af-Ingiriisida oo la fududeeyey!
Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daariz waxa loogu talogalay w aad ku barato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Ingiriisida. Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad hore wosk uga taqaannay ba.
Ujeeddooyin badan ayaa loo bartaa afka Ingiriisida. Waxa ka mid ah w aad ku wanaagsanaato luuqadda kolka aad dugisga ku baranayso, yo w aad ku kabto aqoonta shaqadaada ama aad shaqo cusub ku raadsato ba. Sidoo jarmuż, waxa loo bartaa w aad kula sheekaysto dadyaw aad wax ka dheefayso, ama ugu yaraan w aad maskaxdaada cariso oo aad barto af cusub.
Barnaamijkan waxa soo diyaariyay tata luuqaddan iyo dhigisteeda ba aqoon u leh. Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro, laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo ah. Maadaama oo barnaamijkani yahay w połowie aan u baahnayn khadka internetka, goob kasta iyo goor kasta wosk waad ku baran kartaa.
La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida:
● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida.
● Si aad ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso. Kula tartan saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto.
Bilaw maanta oo go’aanso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriisida. La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida.
Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa mid sare halkan wosk uga barato. Arrinkani waxa uu kaa caawin doonaa w aad barato maaddooyinka jarmuż ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska. Tani waxa jest qof kasta u saamixi doontaa w uu iskii u dedaalo oo wosk u barto hadhaw na u fadhiisto imtixaanno lagu helayo shahaadooyin kala geddisan.
Last updated on Dec 26, 2022
Waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo oo mihim ahaa. Waa ku kaa! Si xiiso leh u baro Af-Ingiriisida!
Przesłane przez
Romy Caballero
Wymaga Androida
Android 5.0+
Kategoria
Raport
Daariz English
2.1.1 by Sahamiye Foundation
Dec 26, 2022