Macalin Quran

Online Quran

1.0.0 door Abdirisaq Macalin
May 30, 2022 Oude versies

Over Macalin Quran

Online Koran leren met inheemse Somalische leraren

Macalin Koran-leraren helpen studenten om de Koran op de juiste manier te reciteren, zodat ze contact kunnen maken en hun ziel zich kan verheugen. Vanaf nu bestaat onze gemeenschap van ervaren leraren uit 30 mannelijke en vrouwelijke Somalische leraren met veel studenten over de hele wereld.

We are Global: onze docenten komen uit alle grote Somalische steden

Onze leraren komen uit grote Somalische steden waar de beste Hafiz Koran-leraren zijn gevestigd. Wij kiezen alleen het beste voor u en voor uw kinderen. Je hebt ook de mogelijkheid om te kiezen uit welke stad docenten komen. We voegen zeer binnenkort meer steden toe Insha Allah.

Onze cursussen zijn ook geschikt voor studenten met minimale kennis van Tajweed en moeite hebben tijdens het reciteren. Daarnaast bieden we verschillende andere korancursussen aan, zoals Tafseer. De pioniers van dit platform begrijpen dat dagelijkse verplichtingen kunnen:

beletten moslims om de koran te leren. Dit is waarom; we bieden flexibele schema's die kunnen worden vastgesteld volgens de behoefte van de studenten.

MACALIN KORAN IS ALTIJD KLAAR VOOR U, OVERAL

Leer de koran en islamitische studies thuis

Macalin Quran leert je de Koran, en Islamitische Studies cursussen zoals Tarbiya, Aqiidah, Seerah, Hadith, Arabische taal en Fiqh.Casharada aan dhigno waa Quraanka, duruusta Diiniga sida Tarbiyada, Caqiida, Siirada, Hadith, Fiqi iyo Luuqada Arabiga.

BEGIN VANDAAG JE KORAN REIS

Een unieke en boeiende manier om de koran te onthouden

Macalin Koran verbindt moslims met de Koran. Profiteer van onze Somalische leraren die je zullen begeleiden om de Koran en Islamitische Studies te leren.

MACALIN QURAN OO DIYAAR KUU AH MAR WALBA, WAQTI KASTA

Baro Quraanka iyo Diinta adoo gurigaaga jooga.

Macalin Quran waxaa loo sameeyey qoysaska Muslimiinta ee Qurbaha ku nool yar iyo weynba si ay u helaan Macallimiin rag iyo dumar oo Soomaaali ah oo khibrad dheeraada u leh barida Quraanka Kariimka iyo culuumta. Waa Macalin Somalisch.

Macallimiin rag iyo dumarba oo diyaar kuu ah, aqoona u leh Quraanka iyo baridda culuumta boerenkool ee diinteena, ka faa'iideyso fursadan qaaliga ah, Macalin Quran waa Macalin Somali.

KA MID NOQO MACALIN QURAN

Casharada aan dhigno waa Quraanka iyo Duruusta Diiniga

Baro Quraanka Kariimka iyo Diinta adoo gurigaaga jooga. Macalin Quran waxaa loo sameeyey qoysaska Muslimiinta ee Qurbaha ku nool yar iyo weynba si ay u helaan Macallimiin rag iyo dumar oo Soomaaliyeed oo khibrad dheeraada u leh barida Quraanka Kariimka iyo culuum.

QURAANKA KARIIMKA IYO DURUUSTA DIINIGA BARO WAQTI ADIGA KUU GAAR AH

Waxaan kuu heynaa Macalin ku hadlaya afkaaga hooyo, oo rag iyo dumarba iskugu jiraan

Noo sheeg heerkaaga aqoonta Quraanka, kadibna noo soo gudbi magacaaga si aad isu diiwaangaliso, un bixiso lacagta bil walba, Macallimiinteenana ay kuu bilaabaan casharada Quraanka iyo duruusta Diiniga.

Macalimiinta ka howl-gala Macalin Quran waxey joogaan magaalooyinka Soomaaliyeed ee kor ku xusan, iyo sidoo boerenkool magaalooyinka Makkah iyo Madina. Onze docenten spreken de belangrijkste internationale talen en spreken vloeiend Engels, Arabisch en Somalisch.

Waqti kasta

Online ku dhigo, ha kuu dhigaan Macallimiin Xaafidul Quran ah, adoo gurigaaga jooga, si heer sare ah oo tartiib iyo tajwiid leh, Macalimiinteen waxa ay ku hadlaan Afka Soomaaliga, Engels iyo Arabiga.

Goor walba

Ardeyda bilowga ah, dhaxdhaxaad illaa heersare waanu u dhignaa Quraanka Kariimka iyo casharada Diinta, level kasta ku soo dhawaada. Qoyskii laba ardey iyo ka badan waxa ay helayaan qiima dhimis 20% ah.

Wat is er nieuw in de nieuwste versie 1.0.0

Last updated on Aug 1, 2022
- Fixed navigation issues
- Updated to latest Version

Aanvullende APP -informatie

Laatste Versie

1.0.0

Geüpload door

Ytalo Ivan

Android vereist

Android 4.4+

Available on

Melden

Rapporteer als ongepast

Meer Info

Use APKPure App

Get Macalin Quran old version APK for Android

Downloaden

Use APKPure App

Get Macalin Quran old version APK for Android

Downloaden

Macalin Quran Alternatief

Krijg meer van Abdirisaq Macalin

Ontdekken