Use APKPure App
Get Hal-Abuur Zeko old version APK for Android
Cabdirisaaq waa hal-abuur da'a yar oo ku nool Magaalada Hargeysa.
Murtida uu hal-abuuray waxa ka mid ah:
- Diinkuba talaabuu rogaa TAAG yaraan socodo
- Meel tuuryo gaadhuu ku tagi toban dharaaroode
- Tiigsi iyo hanbuu leeyahoo talo ku goostaaye
- Adigoo ka tamar Weyn maxaa talogal kuu diiday
Waxa boerenkool oo ka mid ah:
- Hawada sare xidiga joogiyo, Adoo dayaxa hiigsanaaya.
- Ha siin hawadan sokeysa, hankaaga daruurta jooga.
- U hooi hiigsiga naftaada, halkii Shishe eey u jeeday.
- Si aad himilada gaadho u, u fuul haadiyo galaydhka.
Iyo Qaar boerenkool oo badan, oo aad ku dhex arki doonto App-ka ...
Last updated on Apr 8, 2018
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Geüpload door
Luiz
Android vereist
Android 2.2+
Categorie
Melden
Hal-Abuur Zeko
1.0 by Soomaal Tech
Apr 8, 2018