Usar la aplicación APKPure
Obtener Murtida Abwaanka versión histórica en Android
Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.
Runtii, WAXA afkeena shiiqiyay Kuwo shisheeye, waxaana Lumay milgihii Iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay Kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay Iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku Soo biirayaan Afka-Soomaaliga oo uu SII fasaqmaayo.
Anaguna, arrimahaa es biirsaday awgood WAXA Aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan Karo. darteed Sidaa, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mediados ah suugaantaasi.
Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu manera badán tahay, mana ku Soo koobmi karto hal laba dhigane Iyo toona, se waxaan rajaynaynaa en Ay qormadan koobani si wanaagsan Ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha Looga faa'iidaysan Karo qormadana waxaa ka mediados ah:
- En sheekooyinka guud Iyo kuwa gaarka ah, ee qaar Corán Iyo Kuwo hadal ku-gudbaba Leh lagu DHex addeegsan Karo.
- En dhextaal Iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor Kasta.
- En lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan Karo, iwm ...
“Murtidan qaarkood WAXA Aanu ka Soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna Aanu u hayno dedaalkooda ...”
Last updated on 30/07/2021
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Presentado por
Mateusz Malarek
Requisitos
Android 4.1+
Categoría
Reportar
Murtida Abwaanka
9.0 by Soomaal Tech
30/07/2021