下载 APKPure App
可在安卓获取Sheekh Isaxaaq的历史版本
伊萨克萨克(W.Isaxaaq)无锡库扎伊·马加拉达(Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr)
Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra(AD836-891)ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad。 Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray,库纳比拉贝湾barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba。
Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado。 Waayo,isagoo weli caruur啊,ayuu awoowgii go'aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo u iskaga guuro,si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa。
Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana,waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada,gaar ahaan culimada waaweyn。
Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq。
Sannadkii 498 Hijra(AD1105)赞美诗人Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq
Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii,carruurtiisii,iyo wixii ay sii dhaleen,oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof。 Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina。 Sagaal wiil oo saddex bahood卡拉ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq。
Last updated on 2021年10月21日
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...
Sheekh Isaxaaq
3.0 by Soomaal Technology
2021年10月21日